Dowlada Federaalka oo Wafdi u dirtay Doorashada Baydhabo iyo Wakiilada Beesha Calamka oo…

Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa wafdi Wasiiro ah u dirtay magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya si ay kor joogto uga noqdaan doorashada maanta lagu wado in ay ka dhacdo Baydhabo. Wafdiga dowlada ee gaaray magaalada Baydhabo waxaa hor kacaya Wasiirka Arimaha Gudaha iyo federaalka Xukuumada Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye , wafdigan ayaana … Continue reading Dowlada Federaalka oo Wafdi u dirtay Doorashada Baydhabo iyo Wakiilada Beesha Calamka oo…